destinataire: Ra'sulwasare kheyre iyo senate ka galmudug u matala parlamanka somalia
Ujeedka petition waxa waaye in dadka reer galmudug aysan ogolaan in madaxweyne cusub galmudug loo doorto iyadoo aanan la xalin qilaafka u dhaxeeya galmudug iyo ahlusuna .